Latest Article

6/recent/ticker-posts

     the history of prophet mohamed ( scw)
who is prophate mohamed ?
the prophet mohamed he is born city of maka and date of year day at monday  9 month rabi.a awal year of elephant history  571m . the prophet mohamed  he is last prophet to send risala kitab k"uran

       



 

   Taariikhda nabigeena maxamed


waa kuma nabigeena maxamed
nabigeena maxamed waa nabigii ugu karaamada badnaa rusushii lasoo direy waxa uu ahaa nabigii ugu fadliga badnaa dhamaan nabiyada waana nabigii ugu danbeeyay rasuul nabiga (salaalahu calayhi wasalam)
abtisiin ahaan nabiga ; maxamed ibnu cabdulaahi ibnu abdu madalib ibnu haashim ibnu cabdi manaaf binu qusayi binu kilaab . nabiga( scw) waxaa lugu naanaysi jirey aamin kahor soosaaristii nabi namida qabiil ahaan nabigu wxuu kasoo jeeday qabiil caan ku ah sharaf iyo deeqsinimo 
nabiga (scw) hooyadii iyo aabihii waxy ku kulmaan abtirsiinta afaraad ee haashim  . nabiga hooyadii wax la odhan jirey aamina bintu wahab .

            Dhalashadii nabiga (scw)
 
nabiga scw wxa uu kudhashay magaalada maka maalin( isniina 9 bishii rabiic awal sanadii maroodiga) m/ miilaadiga bshii (571m)  bwaxaana nabiga hooyadii ka umulisey shifaa bintu caamir ama cabdiraxmaan binu cawf hooyadii ,
wxaana loo bushaareeyay nabiga awoowkii abdi mudalib iyadoo aa loo faraxsanyhy looguna bushaaraynayo in uu wiil udhashay a. nabiga awoowgii ayaa u imi  waxuuna xaga kabcada waxaana aad uu umahadiyay ALLAH .wuuna uwan qalay wxuna ubixiyay magac 

                              Nuujintii nabiga scw
  gabadhii ugu horeysay ee nuujisa nabiga( scw) waxay ahayd adoontii abii-lahab  magaceedu wxuu ahaa suwayba waxayna ahayd hooyadii dabadii gabadhii koobad ee nuujisay canahaas wxa lahaa inankeeda masruux waxay nuujisay  nabiga hortii xamsa binu cadimudalib iyo nuujinta nabiga dabadii abaasalaama binu cabdi - asad waxyna ahaayeen walaaladii xaga nuujinta . abiilahab waa uu xoreeyay adoontiisa sababtuna tahay farxada rasuulka( scw) laakiin wax uu noqday kii ugu dhibta badnaa waqtigii nabinimada ama yeedhida islaamka 

  waxay ahayd caadada carabtu in caruurtoodu lugu nuujiyo miiyada waxayna udooni jireen cid unuujisa si looga fogeeyo xanuunada magaalooyinka ilaa ay ka adkaanayaan lafahooda inay usugaan afkooda ama luuqadooda .ilaahy wxuu qadaray koox dumara oo reer bani sacada  ayaa wxay rabeen cid ay unuujiyaan taas oo bushqaayad ama lacag ay kuqaadanayeen way diideeen dhamaan dumarkii markii loo soo bandhigay nabigeena maxamed si.ay unuujiyaan wayna diideen sababtuna tahay agoonimadiisa taas oo aan lacag lugusiinayna gooxdii dumarka ahayd midkamida ayaa wayday  wax cunug ah ay nuujiso aan ka ahayn nabiga waxayna qaadatay nabiga waxaana magaceedu ahaa gabadhaa xaliimo cabdulahi xaris (xalima sacdiya)  nabiga (scw)way  kadheeftay faa.idooyin ay uqaadan wayeen dumakii kale  . labadooduba waxay ahaayeen reer bani sacad  xaaliima sacdiya iyo sawjkeeda xaaris   

Barwaaqooyinkii ay lakulmeen reer bani sacad waqtigii ay nabiga nuujinayeen wxaa dareertay barwaaqadii guriga ayaa badatay mudadii nabigu joogay waxa laga soowariya xaliimo markay timi maka maalmahaas wxay ahaayeen maalmo abaar iyo roob la.aan waxayna xalimo wadatay dameer dhadig wxay ahayd dameertu mid lasocon la.a tamar dari darteed  . waxaan wa teen hal aanay kusoo dhacay  dhibic caano ah wxaanay haysteen wiil yar oo ooyay habeen koo dhan sababtuna tahay gaajo darteed mana ahayn cunugo mid waalidkii kasaxeeda .

markii safarkii ay ka imaadeeen waxay nuujisay nabiga scw iyo wiilkeeda isna wuu ka dhargay waxuuna u istaagay ninkeedu hashii si uu uliso waxana kabuuxay candhadeeda caano wayna liseen halkaasn way ku dhameen ilaa ay kadhargeen waxayna kusubaxays teen habeenkii ugu wanaaagsana  markii ay kusoo laabanayeen miiga reer bani sacad waxay gaadiid u ahaa dameer waxyna noqotay mid jarta ama kadheeraysa kuwii ka horeeyay taas oo markii hore aan socon kareen tamardari darteed 
miiga reer bani sacad waxa uu ahaa waqtigaa dhulka ilaahy kan ugu abaar badan sidoo kale wax daaqa may soo heli jirin xooluhu . hadaba imaashiyihii nabiga scw waxay ahaaa miiigaas kan ugu barwaaqo iyo naq badan 
 

Post a Comment

0 Comments